×

Oo waxaa jira Manaafacaad (kale oo badan) oo idiinku sugan, iyo inaad 40:80 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:80) ayat 80 in Somali

40:80 Surah Ghafir ayat 80 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 80 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿وَلَكُمۡ فِيهَا مَنَٰفِعُ وَلِتَبۡلُغُواْ عَلَيۡهَا حَاجَةٗ فِي صُدُورِكُمۡ وَعَلَيۡهَا وَعَلَى ٱلۡفُلۡكِ تُحۡمَلُونَ ﴾
[غَافِر: 80]

Oo waxaa jira Manaafacaad (kale oo badan) oo idiinku sugan, iyo inaad ku gaartaan dan aad leedihiin oo ku jirta laabihiinna, oo dushooda iyaga iyo doonyaha baa la idinku qaadaa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولكم فيها منافع ولتبلغوا عليها حاجة في صدوركم وعليها وعلى الفلك تحملون, باللغة الصومالية

﴿ولكم فيها منافع ولتبلغوا عليها حاجة في صدوركم وعليها وعلى الفلك تحملون﴾ [غَافِر: 80]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaana idinka sugnaaday dhexdeeda Nacfi iyo inaad ku gaadhaan danihiina Laabta idinkaga jira, korkeeda iyo doonta Ayaana la idinku xambaaraa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek