×

Mawaysan ku socdaalin arlada oo arag sida ay aheyd cidhibta kuwii ka 40:82 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:82) ayat 82 in Somali

40:82 Surah Ghafir ayat 82 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 82 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿أَفَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۚ كَانُوٓاْ أَكۡثَرَ مِنۡهُمۡ وَأَشَدَّ قُوَّةٗ وَءَاثَارٗا فِي ٱلۡأَرۡضِ فَمَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُم مَّا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ ﴾
[غَافِر: 82]

Mawaysan ku socdaalin arlada oo arag sida ay aheyd cidhibta kuwii ka horreeyey? Waxay ahaayeen kuwo ka tiro badan kuwani, oo ka xoog badan, iyo camiraadba arlada, waxbase uma tarin waxay kasbadeen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أفلم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان عاقبة الذين من قبلهم كانوا, باللغة الصومالية

﴿أفلم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان عاقبة الذين من قبلهم كانوا﴾ [غَافِر: 82]

Mahmud Muhammad Abduh
miyayna ku soconin dhulka oo ay fiiriyaan Siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyay, waxay ahaayeen kuwo ka badan kana xoog badan iyo camiridda dhulka, waxna uma tarin waxay kasbadeen
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
miyayna ku soconin dhulka oo ay fiiriyaan Siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyay, waxay ahaayeen kuwo ka badan kana xoog badan iyo camiridda dhulka, waxna uma tarin waxay kasbadeen
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek