×

Oo adeeca Allaah oo adeeca Rasuulka oo digtoonaada. Haddiise aad dhabarka jeedisaan, 5:92 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ma’idah ⮕ (5:92) ayat 92 in Somali

5:92 Surah Al-Ma’idah ayat 92 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ma’idah ayat 92 - المَائدة - Page - Juz 7

﴿وَأَطِيعُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُواْ ٱلرَّسُولَ وَٱحۡذَرُواْۚ فَإِن تَوَلَّيۡتُمۡ فَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّمَا عَلَىٰ رَسُولِنَا ٱلۡبَلَٰغُ ٱلۡمُبِينُ ﴾
[المَائدة: 92]

Oo adeeca Allaah oo adeeca Rasuulka oo digtoonaada. Haddiise aad dhabarka jeedisaan, haddaba ogaada waxaa uun saaran Rasuulkayaga Gaarsiin Cad

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأطيعوا الله وأطيعوا الرسول واحذروا فإن توليتم فاعلموا أنما على رسولنا البلاغ, باللغة الصومالية

﴿وأطيعوا الله وأطيعوا الرسول واحذروا فإن توليتم فاعلموا أنما على رسولنا البلاغ﴾ [المَائدة: 92]

Mahmud Muhammad Abduh
Adeeca Eebe Adeecana Rasuulka Digtoonaadana, Haddaadse Jeedsataan Ogaada waxaa uun Rasuulkanaga Saaran Gaadhsiin Cadi
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Adeeca Eebe Adeecana Rasuulka Digtoonaadana, Haddaadse Jeedsataan Ogaada waxaa uun Rasuulkanaga Saaran Gaadhsiin Cadi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek