×

Hubaal, haddii kuwan la saaro, marnaba lama bixi doonaan, oo haddii lala 59:12 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hashr ⮕ (59:12) ayat 12 in Somali

59:12 Surah Al-hashr ayat 12 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hashr ayat 12 - الحَشر - Page - Juz 28

﴿لَئِنۡ أُخۡرِجُواْ لَا يَخۡرُجُونَ مَعَهُمۡ وَلَئِن قُوتِلُواْ لَا يَنصُرُونَهُمۡ وَلَئِن نَّصَرُوهُمۡ لَيُوَلُّنَّ ٱلۡأَدۡبَٰرَ ثُمَّ لَا يُنصَرُونَ ﴾
[الحَشر: 12]

Hubaal, haddii kuwan la saaro, marnaba lama bixi doonaan, oo haddii lala daggaalamo, marnaba uma soo hiillin doonaan, oo haddii ay u soo hiilliyaan, waxay hubaal jeedin doonaan dhabarradooda, markaas looma gargaari doono

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لئن أخرجوا لا يخرجون معهم ولئن قوتلوا لا ينصرونهم ولئن نصروهم ليولن, باللغة الصومالية

﴿لئن أخرجوا لا يخرجون معهم ولئن قوتلوا لا ينصرونهم ولئن نصروهم ليولن﴾ [الحَشر: 12]

Mahmud Muhammad Abduh
Haddii la bixiyo Yuhuudda lama baxaayaan haddii lala dagaallamana uma gargaarayaan hadday isku dayaan inay u gargaaraanna way carari loomana gargaarayo
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haddii la bixiyo Yuhuudda lama baxaayaan haddii lala dagaallamana uma gargaarayaan hadday isku dayaan inay u gargaaraanna way carari loomana gargaarayo
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek