×

Waa Allaah, oo uusan jirin Ilaah kale (Xaq ah) Isaga maahee, waa 59:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hashr ⮕ (59:23) ayat 23 in Somali

59:23 Surah Al-hashr ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hashr ayat 23 - الحَشر - Page - Juz 28

﴿هُوَ ٱللَّهُ ٱلَّذِي لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ ٱلۡمَلِكُ ٱلۡقُدُّوسُ ٱلسَّلَٰمُ ٱلۡمُؤۡمِنُ ٱلۡمُهَيۡمِنُ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡجَبَّارُ ٱلۡمُتَكَبِّرُۚ سُبۡحَٰنَ ٱللَّهِ عَمَّا يُشۡرِكُونَ ﴾
[الحَشر: 23]

Waa Allaah, oo uusan jirin Ilaah kale (Xaq ah) Isaga maahee, waa Boqorka, Daahirka8; Nabadgeliyaha, Ammaan bixiyaha9, Kor ka Ilaashaha uunankiisa, Adkaadaha, Kabaha (jababka, sandullee- yaha qooqanayaasha), Kan iska leh Wey- naan oo dhan, Xurmo oo idil waxaa iska leh oo Hufan Allaah wuu ka Sarreeya waxa ay dhig u yeelaan ee wax la wadaajiyaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: هو الله الذي لا إله إلا هو الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن, باللغة الصومالية

﴿هو الله الذي لا إله إلا هو الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن﴾ [الحَشر: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Ilaahay isaga mooyee Eebe kale ma jiro, waa Xaakim Daahir ah, nabadgeliye, rumeeye, wax walbana ilaaliye xoog iyo wenaan isagaa leh, waana ka nasahanyahay waxay Cibaadada la wadaajinayaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ilaahay isaga mooyee Eebe kale ma jiro, waa Xaakim Daahir ah, nabadgeliye, rumeeye, wax walbana ilaaliye xoog iyo wenaan isagaa leh, waana ka nasahanyahay waxay Cibaadada la wadaajinayaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek