×

Waa Allaah, Abuuraha, uumaha wax waliba, sawiraha qaabsiiyaha ah. Isaga baa leh 59:24 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hashr ⮕ (59:24) ayat 24 in Somali

59:24 Surah Al-hashr ayat 24 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hashr ayat 24 - الحَشر - Page - Juz 28

﴿هُوَ ٱللَّهُ ٱلۡخَٰلِقُ ٱلۡبَارِئُ ٱلۡمُصَوِّرُۖ لَهُ ٱلۡأَسۡمَآءُ ٱلۡحُسۡنَىٰۚ يُسَبِّحُ لَهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ وَهُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡحَكِيمُ ﴾
[الحَشر: 24]

Waa Allaah, Abuuraha, uumaha wax waliba, sawiraha qaabsiiyaha ah. Isaga baa leh Magacyada aad u wanaagga ee quruxda badan. Waxa ku sugan samooyinka iyo arlada baa Xurmo weyneeya oo Hufa, oo waa Adkaadaha sare, Xakiimka ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: هو الله الخالق البارئ المصور له الأسماء الحسنى يسبح له ما في, باللغة الصومالية

﴿هو الله الخالق البارئ المصور له الأسماء الحسنى يسبح له ما في﴾ [الحَشر: 24]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waa kan wax abuura ee ahaysiiya sawirana, Magacyo fiicanna wuu leeyahay waxaana Eebe u tasbiixsada (weyneeya) waxa Cirka iyo dhulka ku sugan, waana adkaade falame
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waa kan wax abuura ee ahaysiiya sawirana, Magacyo fiicanna wuu leeyahay waxaana Eebe u tasbiixsada (weyneeya) waxa Cirka iyo dhulka ku sugan, waana adkaade falame
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek