Quran with Somali translation - Surah Al-Jumu‘ah ayat 4 - الجُمعَة - Page - Juz 28
﴿ذَٰلِكَ فَضۡلُ ٱللَّهِ يُؤۡتِيهِ مَن يَشَآءُۚ وَٱللَّهُ ذُو ٱلۡفَضۡلِ ٱلۡعَظِيمِ ﴾ 
[الجُمعَة: 4]
﴿ذلك فضل الله يؤتيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم﴾ [الجُمعَة: 4]
| Mahmud Muhammad Abduh Arrintaasuna (Islaamka iyo Nabiga la soo diray) waa deeq Ilaah, wuxuuna siin ruuxuu doono Eebana waa deeq iyo fadli weyne  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Arrintaasuna (Islaamka iyo Nabiga la soo diray) waa deeq Ilaah, wuxuuna siin ruuxuu doono Eebana waa deeq iyo fadli weyne  |