Quran with Somali translation - Surah Al-Mulk ayat 16 - المُلك - Page - Juz 29
﴿ءَأَمِنتُم مَّن فِي ٱلسَّمَآءِ أَن يَخۡسِفَ بِكُمُ ٱلۡأَرۡضَ فَإِذَا هِيَ تَمُورُ ﴾ 
[المُلك: 16]
﴿أأمنتم من في السماء أن يخسف بكم الأرض فإذا هي تمور﴾ [المُلك: 16]
| Mahmud Muhammad Abduh Miyaad ka aamin noqoteen Eebaha Sare inuu Dhulka idin la gooyo, ayna idinla dhaqdhaqaaqdo | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Miyaad ka aamin noqoteen Eebaha Sare inuu Dhulka idin la gooyo, ayna idinla dhaqdhaqaaqdo |