Quran with Somali translation - Surah Al-Mulk ayat 6 - المُلك - Page - Juz 29
﴿وَلِلَّذِينَ كَفَرُواْ بِرَبِّهِمۡ عَذَابُ جَهَنَّمَۖ وَبِئۡسَ ٱلۡمَصِيرُ ﴾
[المُلك: 6]
﴿وللذين كفروا بربهم عذاب جهنم وبئس المصير﴾ [المُلك: 6]
| Mahmud Muhammad Abduh Kuwa ka gaaloobay Eebahood waxaa u sugnaaday Caddibaadda Jhannamo, meel loo ahaadana iyadaa u xun |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kuwa ka gaaloobay Eebahood waxaa u sugnaaday Caddibaadda Jhannamo, meel loo ahaadana iyadaa u xun |