×

Oo wax ka weydii magaaladii ku ag tiil badda, markay ku xad-gudbeen 7:163 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:163) ayat 163 in Somali

7:163 Surah Al-A‘raf ayat 163 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 163 - الأعرَاف - Page - Juz 9

﴿وَسۡـَٔلۡهُمۡ عَنِ ٱلۡقَرۡيَةِ ٱلَّتِي كَانَتۡ حَاضِرَةَ ٱلۡبَحۡرِ إِذۡ يَعۡدُونَ فِي ٱلسَّبۡتِ إِذۡ تَأۡتِيهِمۡ حِيتَانُهُمۡ يَوۡمَ سَبۡتِهِمۡ شُرَّعٗا وَيَوۡمَ لَا يَسۡبِتُونَ لَا تَأۡتِيهِمۡۚ كَذَٰلِكَ نَبۡلُوهُم بِمَا كَانُواْ يَفۡسُقُونَ ﴾
[الأعرَاف: 163]

Oo wax ka weydii magaaladii ku ag tiil badda, markay ku xad-gudbeen arrinkii (Maalinta) Sabtida, iyadoo uu u yimaado kalluunkoodu maalinta Sabtidooda isagoo muuqda, oo maalinta aanay Sabti aheyn uma yimaado. Sidaas baan ugu imtixaannay caasintoodii awgii

❮ Previous Next ❯

ترجمة: واسألهم عن القرية التي كانت حاضرة البحر إذ يعدون في السبت إذ, باللغة الصومالية

﴿واسألهم عن القرية التي كانت حاضرة البحر إذ يعدون في السبت إذ﴾ [الأعرَاف: 163]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Warso (Yuhuud) Magaaladii Badda ku Dhawayd (Dadkeedii) markay Xadgudbayeen Sabtida, oo Kalluunkoodu u Imanayey Maalinta Sabtida ah isagoo Muuqda, Maalintaan Sabti ahaynna uma Timaaddo, saasaana ugu Imtixaanaa Faasiqni' madooda Darteed
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek