×

Oo waa tii uu Rabbigaa ogeysiiyey inuu hubaal ku soo dirayo ilaa 7:167 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:167) ayat 167 in Somali

7:167 Surah Al-A‘raf ayat 167 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 167 - الأعرَاف - Page - Juz 9

﴿وَإِذۡ تَأَذَّنَ رَبُّكَ لَيَبۡعَثَنَّ عَلَيۡهِمۡ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ مَن يَسُومُهُمۡ سُوٓءَ ٱلۡعَذَابِۗ إِنَّ رَبَّكَ لَسَرِيعُ ٱلۡعِقَابِ وَإِنَّهُۥ لَغَفُورٞ رَّحِيمٞ ﴾
[الأعرَاف: 167]

Oo waa tii uu Rabbigaa ogeysiiyey inuu hubaal ku soo dirayo ilaa Maalinta Qiyaamaha kuwo dhadhansiinaya cadaabta ugu xun. hubaal Rabbigaa xaqiiq waa ku Dhakhsi Badan yahay Ciqaabta, oo hubaal Isagu xaqiiq waa Dambi Dhaaf iyo Naxariis Badan yahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإذ تأذن ربك ليبعثن عليهم إلى يوم القيامة من يسومهم سوء العذاب, باللغة الصومالية

﴿وإذ تأذن ربك ليبعثن عليهم إلى يوم القيامة من يسومهم سوء العذاب﴾ [الأعرَاف: 167]

Mahmud Muhammad Abduh
Xusuusta markuu Eebe Ogeysiiyey inuu u soo Bixiyaa Yuhuud tan iyo Qiyaamaha cid Dhadhansiisa Cadaab Xun, Eebahaana Ciqaabtiisu way Deg degtaa, waana Dambi Dhaafe Naxariista
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Xusuusta markuu Eebe Ogeysiiyey inuu u soo Bixiyaa Yuhuud tan iyo Qiyaamaha cid Dhadhansiisa Cadaab Xun, Eebahaana Ciqaabtiisu way Deg degtaa, waana Dambi Dhaafe Naxariista
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek