×

Oo waxaa naga mid ah kuwo hoggaansan (Muslimiin ah), oo qaarkayo waa 72:14 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Jinn ⮕ (72:14) ayat 14 in Somali

72:14 Surah Al-Jinn ayat 14 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Jinn ayat 14 - الجِن - Page - Juz 29

﴿وَأَنَّا مِنَّا ٱلۡمُسۡلِمُونَ وَمِنَّا ٱلۡقَٰسِطُونَۖ فَمَنۡ أَسۡلَمَ فَأُوْلَٰٓئِكَ تَحَرَّوۡاْ رَشَدٗا ﴾
[الجِن: 14]

Oo waxaa naga mid ah kuwo hoggaansan (Muslimiin ah), oo qaarkayo waa kuwo (gaalo ah) ka leexda (Xaqa); ee mid kastoo u hoggaansan (Ilaahay), kuwaasi waxay raacaan jidka toosan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأنا منا المسلمون ومنا القاسطون فمن أسلم فأولئك تحروا رشدا, باللغة الصومالية

﴿وأنا منا المسلمون ومنا القاسطون فمن أسلم فأولئك تحروا رشدا﴾ [الجِن: 14]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa naga mida Muslimiin iyo Kuwo xadgudbay, Ruusiise islaama waa mid ku dadaalay hanuun
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaa naga mida Muslimiin iyo Kuwo xadgudbay, Ruuxiise islaama waa mid ku dadaalay hanuun
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek