×

Oo waxaa ka mid ah kuwaa hareerihiinna ah ee ka mid ah 9:101 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:101) ayat 101 in Somali

9:101 Surah At-Taubah ayat 101 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 101 - التوبَة - Page - Juz 11

﴿وَمِمَّنۡ حَوۡلَكُم مِّنَ ٱلۡأَعۡرَابِ مُنَٰفِقُونَۖ وَمِنۡ أَهۡلِ ٱلۡمَدِينَةِ مَرَدُواْ عَلَى ٱلنِّفَاقِ لَا تَعۡلَمُهُمۡۖ نَحۡنُ نَعۡلَمُهُمۡۚ سَنُعَذِّبُهُم مَّرَّتَيۡنِ ثُمَّ يُرَدُّونَ إِلَىٰ عَذَابٍ عَظِيمٖ ﴾
[التوبَة: 101]

Oo waxaa ka mid ah kuwaa hareerihiinna ah ee ka mid ah kuwa dega saxaraha munaafiqiin, oo reer Madiina ( sidoo kale) waxaa ka mid ah kuwo ku madax adag nifaaqa, adigu ma taqaanid iyaga, Annaga baa ogsoon. Waxaanu ca- daabi doonnaa labo jeer, markaas baa loo celin doonaa xagga Cadaab aad u Weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وممن حولكم من الأعراب منافقون ومن أهل المدينة مردوا على النفاق لا, باللغة الصومالية

﴿وممن حولكم من الأعراب منافقون ومن أهل المدينة مردوا على النفاق لا﴾ [التوبَة: 101]

❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek