×

Xaqiiq waxaa idiin yimid Rasuul idinka mid ah, ay murugo geliso waxa 9:128 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:128) ayat 128 in Somali

9:128 Surah At-Taubah ayat 128 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 128 - التوبَة - Page - Juz 11

﴿لَقَدۡ جَآءَكُمۡ رَسُولٞ مِّنۡ أَنفُسِكُمۡ عَزِيزٌ عَلَيۡهِ مَا عَنِتُّمۡ حَرِيصٌ عَلَيۡكُم بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ رَءُوفٞ رَّحِيمٞ ﴾
[التوبَة: 128]

Xaqiiq waxaa idiin yimid Rasuul idinka mid ah, ay murugo geliso waxa idin dhiba, idiin roon oo dadaal badan, mu’miniinta u turid iyo naxariis badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لقد جاءكم رسول من أنفسكم عزيز عليه ما عنتم حريص عليكم بالمؤمنين, باللغة الصومالية

﴿لقد جاءكم رسول من أنفسكم عزيز عليه ما عنتم حريص عليكم بالمؤمنين﴾ [التوبَة: 128]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaa idiin yimid Rasuul idinka mida oyna ku darantahay waxa idin dhiba, idiin kuna dadaali, una turid iyo naxariis badan Mu'miniinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek