×

Isaga (Alle) weeye Kan la soo diray Rasuulkiisa hanuunka iyo Diinta Xaqa 9:33 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:33) ayat 33 in Somali

9:33 Surah At-Taubah ayat 33 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 33 - التوبَة - Page - Juz 10

﴿هُوَ ٱلَّذِيٓ أَرۡسَلَ رَسُولَهُۥ بِٱلۡهُدَىٰ وَدِينِ ٱلۡحَقِّ لِيُظۡهِرَهُۥ عَلَى ٱلدِّينِ كُلِّهِۦ وَلَوۡ كَرِهَ ٱلۡمُشۡرِكُونَ ﴾
[التوبَة: 33]

Isaga (Alle) weeye Kan la soo diray Rasuulkiisa hanuunka iyo Diinta Xaqa ah, si uu uga kor mariyo diimaha oo dhan, Mushrikiintu haba necbaystaane

❮ Previous Next ❯

ترجمة: هو الذي أرسل رسوله بالهدى ودين الحق ليظهره على الدين كله ولو, باللغة الصومالية

﴿هو الذي أرسل رسوله بالهدى ودين الحق ليظهره على الدين كله ولو﴾ [التوبَة: 33]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waa kan ku diray rasuulkiisa hanuun iyo diin xaqa inuu ka kor mariyo diimaha dhammaan haba naceen gaaladuye
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waa kan ku diray rasuulkiisa hanuun iyo diin xaqa inuu ka kor mariyo diimaha dhammaan haba naceen gaaladuye
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek