×

Waxay rabaan inay ku damiyaan Nuurka Ilaahay afafkooda, ha yeeshee Allaah ma 9:32 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:32) ayat 32 in Somali

9:32 Surah At-Taubah ayat 32 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 32 - التوبَة - Page - Juz 10

﴿يُرِيدُونَ أَن يُطۡفِـُٔواْ نُورَ ٱللَّهِ بِأَفۡوَٰهِهِمۡ وَيَأۡبَى ٱللَّهُ إِلَّآ أَن يُتِمَّ نُورَهُۥ وَلَوۡ كَرِهَ ٱلۡكَٰفِرُونَ ﴾
[التوبَة: 32]

Waxay rabaan inay ku damiyaan Nuurka Ilaahay afafkooda, ha yeeshee Allaah ma oggola waxaan aheyn inuu dhammeystiro Nuurkiisu, gaaladu haba necbaystaane

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يريدون أن يطفئوا نور الله بأفواههم ويأبى الله إلا أن يتم نوره, باللغة الصومالية

﴿يريدون أن يطفئوا نور الله بأفواههم ويأبى الله إلا أن يتم نوره﴾ [التوبَة: 32]

Mahmud Muhammad Abduh
waxay dooni gaaladu inay ku damiyaan Nuurka Eebe afkooda Eebana wuu diidi dhamaystirka nuurka moyee haba naceen gaaladuye
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxay dooni gaaladu inay ku damiyaan Nuurka Eebe afkooda Eebana wuu diidi dhamaystirka nuurka moyee haba naceen gaaladuye
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek