Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 30 - يُونس - Page - Juz 11
﴿هُنَالِكَ تَبۡلُواْ كُلُّ نَفۡسٖ مَّآ أَسۡلَفَتۡۚ وَرُدُّوٓاْ إِلَى ٱللَّهِ مَوۡلَىٰهُمُ ٱلۡحَقِّۖ وَضَلَّ عَنۡهُم مَّا كَانُواْ يَفۡتَرُونَ ﴾
[يُونس: 30]
﴿هنالك تبلو كل نفس ما أسلفت وردوا إلى الله مولاهم الحق وضل﴾ [يُونس: 30]
Mahmud Muhammad Abduh halkaasaa lagu imtixaami naf kasta waxay hor marsatay, waxanna loo eeliyaa Ilaaha Sayidkooda xaqa ah waxaana ka dhumay wa.xay been abuuranayeen |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu halkaasaa lagu imtixaami naf kasta waxay hor marsatay, waxanna loo eeliyaa Ilaaha Sayidkooda xaqa ah waxaana ka dhumay wa.xay been abuuranayeen |