×

Waxay yidhaahdaan: Allaah wuxuu leeyahay wiil17, ka nazahan, Xurmo oo dhan Isagaa 10:68 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yunus ⮕ (10:68) ayat 68 in Somali

10:68 Surah Yunus ayat 68 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 68 - يُونس - Page - Juz 11

﴿قَالُواْ ٱتَّخَذَ ٱللَّهُ وَلَدٗاۗ سُبۡحَٰنَهُۥۖ هُوَ ٱلۡغَنِيُّۖ لَهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۚ إِنۡ عِندَكُم مِّن سُلۡطَٰنِۭ بِهَٰذَآۚ أَتَقُولُونَ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ ﴾
[يُونس: 68]

Waxay yidhaahdaan: Allaah wuxuu leeyahay wiil17, ka nazahan, Xurmo oo dhan Isagaa leh. waa Hodanka Deeqtoon. Wuxuu leeyahay waxa jira samooyinka iyo waxa jira arlada. Wax Xujo ahna uma haysataan (arrin)kani. Ma waxaad ka sheegaysaan Allaah wax aydaan ogeyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا اتخذ الله ولدا سبحانه هو الغني له ما في السموات وما, باللغة الصومالية

﴿قالوا اتخذ الله ولدا سبحانه هو الغني له ما في السموات وما﴾ [يُونس: 68]

Mahmud Muhammad Abduh
waxay dheheen wuxuu yeeshay Eebe Ilmo, waa nasahanyahay, Eebana waa uun Hodan, wuxuuna leeyahay waxa samooyinka iyo dhulka ku sugan, agtiinna xujo uma taal waxaas (Beenta) mise Eebaad ku sheegaysaan waxaydaan ogayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxay dheheen wuxuu yeeshay Eebe Ilmo, waa nasahanyahay, Eebana waa uun Hodan, wuxuuna leeyahay waxa samooyinka iyo dhulka ku sugan, agtiinna xujo uma taal waxaas (Beenta) mise Eebaad ku sheegaysaan waxaydaan ogayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek