Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 121 - هُود - Page - Juz 12
﴿وَقُل لِّلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ ٱعۡمَلُواْ عَلَىٰ مَكَانَتِكُمۡ إِنَّا عَٰمِلُونَ ﴾
[هُود: 121]
﴿وقل للذين لا يؤمنون اعملوا على مكانتكم إنا عاملون﴾ [هُود: 121]
| Mahmud Muhammad Abduh waxaad ku dhahdaa kuwaan rumeynin ahaada sidiinnaas (ku camal fala) annana waannnu «ahaan» camal faliye |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu waxaad ku dhahdaa kuwaan rumeynin ahaada sidiinnaas (ku camal fala) annana waannnu «ahaan» camal faliye |