×

Oo wuxuu Nuux u dhawaaqay Rabbigiis oo yidhi: Rabbiyow! Hubaal wiilkaygu wuxuu 11:45 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Hud ⮕ (11:45) ayat 45 in Somali

11:45 Surah Hud ayat 45 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 45 - هُود - Page - Juz 12

﴿وَنَادَىٰ نُوحٞ رَّبَّهُۥ فَقَالَ رَبِّ إِنَّ ٱبۡنِي مِنۡ أَهۡلِي وَإِنَّ وَعۡدَكَ ٱلۡحَقُّ وَأَنتَ أَحۡكَمُ ٱلۡحَٰكِمِينَ ﴾
[هُود: 45]

Oo wuxuu Nuux u dhawaaqay Rabbigiis oo yidhi: Rabbiyow! Hubaal wiilkaygu wuxuu ka mid yahay ehelkayga, oo ballan qaadkaagu hubaal waa Xaq, oo Waxaad Adigu tahay Kan ugu caadilsan inta wax xukunta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ونادى نوح ربه فقال رب إن ابني من أهلي وإن وعدك الحق, باللغة الصومالية

﴿ونادى نوح ربه فقال رب إن ابني من أهلي وإن وعدك الحق﴾ [هُود: 45]

Mahmud Muhammad Abduh
wuxuu u dhawaaqay (Baryey) Nabi Nuux Eebihiis wuxunna yidhi Eebow Wiilkaygu wuxuu ka mid yahay Ehelkeyga Yaboohaaguna waa xaq (sugan)adaana xuk unkaagu falsanyahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuxuu u dhawaaqay (Baryey) Nabi Nuux Eebihiis wuxunna yidhi Eebow Wiilkaygu wuxuu ka mid yahay Ehelkeyga Yaboohaaguna waa xaq (sugan)adaana xuk unkaagu falsanyahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek