×

Kani waa wax ka mid ah wararka la xiriira waxa qarsoon aan 12:102 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:102) ayat 102 in Somali

12:102 Surah Yusuf ayat 102 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 102 - يُوسُف - Page - Juz 13

﴿ذَٰلِكَ مِنۡ أَنۢبَآءِ ٱلۡغَيۡبِ نُوحِيهِ إِلَيۡكَۖ وَمَا كُنتَ لَدَيۡهِمۡ إِذۡ أَجۡمَعُوٓاْ أَمۡرَهُمۡ وَهُمۡ يَمۡكُرُونَ ﴾
[يُوسُف: 102]

Kani waa wax ka mid ah wararka la xiriira waxa qarsoon aan muuqan oo aan kuu waxyoonno. Oo ma aadan aheyn mid la jooga iyaga markay go’aansadeen arrinkoodii,iyagoo abaabulayey shirqoollo

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ذلك من أنباء الغيب نوحيه إليك وما كنت لديهم إذ أجمعوا أمرهم, باللغة الصومالية

﴿ذلك من أنباء الغيب نوحيه إليك وما كنت لديهم إذ أجمعوا أمرهم﴾ [يُوسُف: 102]

Mahmud Muhammad Abduh
Kaasi waa wararka wax Maqan Annagaana Kuu Waxyoon, Mana aadan ahayn Agtooda Markay kulmayeen Amarkoodii iyagoo Shirqooli
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek