×

Wuxuu yidhi: Iyada baa doontay inay ii soo jiiddo xumaan (zino); oo 12:26 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:26) ayat 26 in Somali

12:26 Surah Yusuf ayat 26 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 26 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿قَالَ هِيَ رَٰوَدَتۡنِي عَن نَّفۡسِيۚ وَشَهِدَ شَاهِدٞ مِّنۡ أَهۡلِهَآ إِن كَانَ قَمِيصُهُۥ قُدَّ مِن قُبُلٖ فَصَدَقَتۡ وَهُوَ مِنَ ٱلۡكَٰذِبِينَ ﴾
[يُوسُف: 26]

Wuxuu yidhi: Iyada baa doontay inay ii soo jiiddo xumaan (zino); oo markhaati ka mid ah ehelkeeda baa ka marag kacay: Haddii shaarkiisa laga jeexay dhinaca hore, run bay sheegeysaa, oo isagu wuxuu ka mid yahay beenalayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال هي راودتني عن نفسي وشهد شاهد من أهلها إن كان قميصه, باللغة الصومالية

﴿قال هي راودتني عن نفسي وشهد شاهد من أهلها إن كان قميصه﴾ [يُوسُف: 26]

Mahmud Muhammad Abduh
wuxuu yidhi Nabi Yuusuf iyadaa i dalabtay Naftayda Wuxuuna ku marag furay Marag ehelkeeda ah haduu Qamiiskiisu ka go'an yahay xagga hore iyadaa run sheegi isna waa Beenalayaasha
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuxuu yidhi Nabi Yuusuf iyadaa i dalabtay Naftayda Wuxuuna ku marag furay Marag ehelkeeda ah haduu Qamiiskiisu ka go'an yahay xagga hore iyadaa run sheegi isna waa Beenalayaasha
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek