×

Markaasuu markuu arkay shaarkiisa oo ka jeexan gadaal, wuxuu yidhi: Hubaal, waa 12:28 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:28) ayat 28 in Somali

12:28 Surah Yusuf ayat 28 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 28 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿فَلَمَّا رَءَا قَمِيصَهُۥ قُدَّ مِن دُبُرٖ قَالَ إِنَّهُۥ مِن كَيۡدِكُنَّۖ إِنَّ كَيۡدَكُنَّ عَظِيمٞ ﴾
[يُوسُف: 28]

Markaasuu markuu arkay shaarkiisa oo ka jeexan gadaal, wuxuu yidhi: Hubaal, waa tabtiinna idinka haweenka ah, hubaal tabtiinnu waa ay weyn tahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فلما رأى قميصه قد من دبر قال إنه من كيدكن إن كيدكن, باللغة الصومالية

﴿فلما رأى قميصه قد من دبر قال إنه من كيدكن إن كيدكن﴾ [يُوسُف: 28]

Mahmud Muhammad Abduh
Markuu arkay ninkeedii Qamiiskii Yuusuf oo Gadaal ka go'an wuxuu yidhi kaasi waa Dhagartiinii Dhagartiinuna waa wayn tahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Markuu arkay ninkeedii Qamiiskii Yuusuf oo Gadaal ka go'an wuxuu yidhi kaasi waa Dhagartiinii Dhagartiinuna waa wayn tahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek