×

Oo onkodku wuxuu ku tasbiixsadaa xamdigiisa, iyo malaa’igta sidoo kale ka Heybeysigi 13:13 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:13) ayat 13 in Somali

13:13 Surah Ar-Ra‘d ayat 13 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 13 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿وَيُسَبِّحُ ٱلرَّعۡدُ بِحَمۡدِهِۦ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ مِنۡ خِيفَتِهِۦ وَيُرۡسِلُ ٱلصَّوَٰعِقَ فَيُصِيبُ بِهَا مَن يَشَآءُ وَهُمۡ يُجَٰدِلُونَ فِي ٱللَّهِ وَهُوَ شَدِيدُ ٱلۡمِحَالِ ﴾
[الرَّعد: 13]

Oo onkodku wuxuu ku tasbiixsadaa xamdigiisa, iyo malaa’igta sidoo kale ka Heybeysigi darteed, oo Wuxuu soo diraa danabyada oo ku dhuftaa cidda uu doono10, weliba waxay ka doodaan arrinka Ilaahay Isagoo Awood Badan oo Ciqaabtiisu aad u Daran Tahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويسبح الرعد بحمده والملائكة من خيفته ويرسل الصواعق فيصيب بها من يشاء, باللغة الصومالية

﴿ويسبح الرعد بحمده والملائكة من خيفته ويرسل الصواعق فيصيب بها من يشاء﴾ [الرَّعد: 13]

Mahmud Muhammad Abduh
wuxuuna la tasbiixsadaa onkadku Mahadda Eebe ku dheehan iyo Malaa'igtuna (waxay la tasbiixsan) Cabsida Eebe, wuxuuna diraa Danabyo wuxuuna ku ridaa cidduu doono, iyaguna waxay ku murmi Eebe isagoo ciqaabtiisu darantahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuxuuna la tasbiixsadaa onkadku Mahadda Eebe ku dheehan iyo Malaa'igtuna (waxay la tasbiixsan) Cabsida Eebe, wuxuuna diraa Danabyo wuxuuna ku ridaa cidduu doono, iyaguna waxay ku murmi Eebe isagoo ciqaabtiisu darantahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek