×

Oo kuwa aan siinnay Kitaabka18 waa ku farxaan waxa lagugu soo dejiyey, 13:36 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:36) ayat 36 in Somali

13:36 Surah Ar-Ra‘d ayat 36 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 36 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿وَٱلَّذِينَ ءَاتَيۡنَٰهُمُ ٱلۡكِتَٰبَ يَفۡرَحُونَ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيۡكَۖ وَمِنَ ٱلۡأَحۡزَابِ مَن يُنكِرُ بَعۡضَهُۥۚ قُلۡ إِنَّمَآ أُمِرۡتُ أَنۡ أَعۡبُدَ ٱللَّهَ وَلَآ أُشۡرِكَ بِهِۦٓۚ إِلَيۡهِ أَدۡعُواْ وَإِلَيۡهِ مَـَٔابِ ﴾
[الرَّعد: 36]

Oo kuwa aan siinnay Kitaabka18 waa ku farxaan waxa lagugu soo dejiyey, oo waxaa ka mid ah xisbiyada (Yuhuudda iyo mushrikiintaba) kuwa diida qaarki. Dheh, Waxaa sideedaba la i amray inaan caabudo Allaah oo aan waxba la wadaajin. Isaga baan (idiin) ku baaqaa, oo waa Xaggiisa noqodkeyku

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والذين آتيناهم الكتاب يفرحون بما أنـزل إليك ومن الأحزاب من ينكر بعضه, باللغة الصومالية

﴿والذين آتيناهم الكتاب يفرحون بما أنـزل إليك ومن الأحزاب من ينكر بعضه﴾ [الرَّعد: 36]

Mahmud Muhammad Abduh
kuwaan siinnay Kitaabka waxay ku farxaan waxa lagugu soo dejiyey, xisbiyada waxaa ka mida kuwo diidi Qaarkiis, waxaad dhahdaa waxaa uun lay faray inaan caabudo Eebe una shariig yeelin, xaggiisaan u yeedhi xaggiisaana u noqon
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kuwaan siinnay Kitaabka waxay ku farxaan waxa lagugu soo dejiyey, xisbiyada waxaa ka mida kuwo diidi Qaarkiis, waxaad dhahdaa waxaa uun lay faray inaan caabudo Eebe una shariig yeelin, xaggiisaan u yeedhi xaggiisaana u noqon
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek