×

Waxaa dhab ahaan tab degay4 kuwii iyaga ka horreeyey, Wuxuuse Allaah uga 16:26 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:26) ayat 26 in Somali

16:26 Surah An-Nahl ayat 26 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 26 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿قَدۡ مَكَرَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ فَأَتَى ٱللَّهُ بُنۡيَٰنَهُم مِّنَ ٱلۡقَوَاعِدِ فَخَرَّ عَلَيۡهِمُ ٱلسَّقۡفُ مِن فَوۡقِهِمۡ وَأَتَىٰهُمُ ٱلۡعَذَابُ مِنۡ حَيۡثُ لَا يَشۡعُرُونَ ﴾
[النَّحل: 26]

Waxaa dhab ahaan tab degay4 kuwii iyaga ka horreeyey, Wuxuuse Allaah uga yimid dhismayaashoodii xagga aasaasyada, markaas buu saqafkii ku soo dumay iyaga korkooda, oo cadaabku wuxuu uga yimid meel aysan ka fileyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قد مكر الذين من قبلهم فأتى الله بنيانهم من القواعد فخر عليهم, باللغة الصومالية

﴿قد مكر الذين من قبلهم فأتى الله بنيانهم من القواعد فخر عليهم﴾ [النَّحل: 26]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaa wax dhagray kuwii ka horreeyey markuu Eebe (amarkiisii) uga yimid xagga Asaaska (Tiirarka) waxaana kaga dumay saanqaafkii korkooda wuxuuna uga yimid cadaab meelayan ogayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaa wax dhagray kuwii ka horreeyey markuu Eebe (amarkiisii) uga yimid xagga Asaaska (Tiirarka) waxaana kaga dumay saanqaafkii korkooda wuxuuna uga yimid cadaab meelayan ogayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek