×

Mawaysan arkayn shimbiraha loo sakhiray (oo ku duulaya) hawada samada? Cidina ma 16:79 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:79) ayat 79 in Somali

16:79 Surah An-Nahl ayat 79 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 79 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿أَلَمۡ يَرَوۡاْ إِلَى ٱلطَّيۡرِ مُسَخَّرَٰتٖ فِي جَوِّ ٱلسَّمَآءِ مَا يُمۡسِكُهُنَّ إِلَّا ٱللَّهُۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَٰتٖ لِّقَوۡمٖ يُؤۡمِنُونَ ﴾
[النَّحل: 79]

Mawaysan arkayn shimbiraha loo sakhiray (oo ku duulaya) hawada samada? Cidina ma qaban karto aan ahayn Allaah. hubaal, arrinkani waxaa ugu sugan calaamooyin qolo rumaysan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم يروا إلى الطير مسخرات في جو السماء ما يمسكهن إلا الله, باللغة الصومالية

﴿ألم يروا إلى الطير مسخرات في جو السماء ما يمسكهن إلا الله﴾ [النَّحل: 79]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyayna arkayn Shinbiraha loo Sakhiray Hawada samaa, Waxaana Eebe ahayna haynin, taasina Calaamooyin yaa ugu Sugan Cidii rumayn (Xaqa)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyayna arkayn Shinbiraha loo Sakhiray Hawada samaa, Waxaana Eebe ahayna haynin, taasina Calaamooyin yaa ugu Sugan Cidii rumayn (Xaqa)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek