×

Oo Allaah wuxu idiinka yeelay guryihiinna degaan aad ku xasishaan, oo wuxuu 16:80 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:80) ayat 80 in Somali

16:80 Surah An-Nahl ayat 80 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 80 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَٱللَّهُ جَعَلَ لَكُم مِّنۢ بُيُوتِكُمۡ سَكَنٗا وَجَعَلَ لَكُم مِّن جُلُودِ ٱلۡأَنۡعَٰمِ بُيُوتٗا تَسۡتَخِفُّونَهَا يَوۡمَ ظَعۡنِكُمۡ وَيَوۡمَ إِقَامَتِكُمۡ وَمِنۡ أَصۡوَافِهَا وَأَوۡبَارِهَا وَأَشۡعَارِهَآ أَثَٰثٗا وَمَتَٰعًا إِلَىٰ حِينٖ ﴾
[النَّحل: 80]

Oo Allaah wuxu idiinka yeelay guryihiinna degaan aad ku xasishaan, oo wuxuu idinku galladeystey teendhooyin laga sameeyey hargaha xoolaha idiin fudud qaadistooda maalinta geeddigeenna iyo maalinta negaadigiinnaba. Oo wax ka mid ah (idaha) duftooda iyo (geela) dhogortooda iyo (riyaha) timahooda (wuu idinku galladeystay) alaabo guri ahaan iyo sahay ilaa muddo ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والله جعل لكم من بيوتكم سكنا وجعل لكم من جلود الأنعام بيوتا, باللغة الصومالية

﴿والله جعل لكم من بيوتكم سكنا وجعل لكم من جلود الأنعام بيوتا﴾ [النَّحل: 80]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe wuxuu idinka yeelay Guryihiinna xasil (Degaan) wuxuuna idinka yeelay harkaha xoolaha Guryo idiin fudud maalinta geediga iyo maalinta nagaadigaba, idinkana yeelay Suufkeeda iyo dhogarta (Geela) iyo dhogorta (Riyaha) Alaab iyo Maacuun tan iyo muddo
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe wuxuu idinka yeelay Guryihiinna xasil (Degaan) wuxuuna idinka yeelay harkaha xoolaha Guryo idiin fudud maalinta geediga iyo maalinta nagaadigaba, idinkana yeelay Suufkeeda iyo dhogarta (Geela) iyo dhogorta (Riyaha) Alaab iyo Maacuun tan iyo muddo
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek