Quran with Somali translation - Surah Al-Isra’ ayat 68 - الإسرَاء - Page - Juz 15
﴿أَفَأَمِنتُمۡ أَن يَخۡسِفَ بِكُمۡ جَانِبَ ٱلۡبَرِّ أَوۡ يُرۡسِلَ عَلَيۡكُمۡ حَاصِبٗا ثُمَّ لَا تَجِدُواْ لَكُمۡ وَكِيلًا ﴾
[الإسرَاء: 68]
﴿أفأمنتم أن يخسف بكم جانب البر أو يرسل عليكم حاصبا ثم لا﴾ [الإسرَاء: 68]
Mahmud Muhammad Abduh Miyaad ka Aamin Noqoteen in Eebe idinla Gooyo dhinac Dhulka ka mida, ama idinku soo diro Dabayl daran markaas aydaan helin Wakiil |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Miyaad ka Aamin Noqoteen in Eebe idinla Gooyo dhinac Dhulka ka mida, ama idinku soo diro Dabayl daran markaas aydaan helin Wakiil |