Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 24 - الكَهف - Page - Juz 15
﴿إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُۚ وَٱذۡكُر رَّبَّكَ إِذَا نَسِيتَ وَقُلۡ عَسَىٰٓ أَن يَهۡدِيَنِ رَبِّي لِأَقۡرَبَ مِنۡ هَٰذَا رَشَدٗا ﴾
[الكَهف: 24]
﴿إلا أن يشاء الله واذكر ربك إذا نسيت وقل عسى أن يهدين﴾ [الكَهف: 24]
Mahmud Muhammad Abduh (adoon dhihin) hadduu doono Eebe, xusna Eebahaa haddaad halmaanto, waxaadna dhahdaa wuxuu u dhawyahay inuu igu hanuuniyo Eebahay wax ka dhaw kaas oo toosni ah |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu (adoon dhihin) hadduu doono Eebe, xusna Eebahaa haddaad halmaanto, waxaadna dhahdaa wuxuu u dhawyahay inuu igu hanuuniyo Eebahay wax ka dhaw kaas oo toosni ah |