×

Oo maalkiisii baa la baabbi’iyey, markaas buu wuxuu billaabay inuu (kor iyo 18:42 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Kahf ⮕ (18:42) ayat 42 in Somali

18:42 Surah Al-Kahf ayat 42 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 42 - الكَهف - Page - Juz 15

﴿وَأُحِيطَ بِثَمَرِهِۦ فَأَصۡبَحَ يُقَلِّبُ كَفَّيۡهِ عَلَىٰ مَآ أَنفَقَ فِيهَا وَهِيَ خَاوِيَةٌ عَلَىٰ عُرُوشِهَا وَيَقُولُ يَٰلَيۡتَنِي لَمۡ أُشۡرِكۡ بِرَبِّيٓ أَحَدٗا ﴾
[الكَهف: 42]

Oo maalkiisii baa la baabbi’iyey, markaas buu wuxuu billaabay inuu (kor iyo hoos u) geddiyo calaacalahiisa wixii uu maal ku baxshay darteed, iyadoo cid la’ ah oo isku soo hoos dhaceen saqafyadeedii, oo wuxuu yidhi: Alla anigaa! Ii rooneydaa in aan la wadaajin Rabbigay cibaadada cidna

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأحيط بثمره فأصبح يقلب كفيه على ما أنفق فيها وهي خاوية على, باللغة الصومالية

﴿وأحيط بثمره فأصبح يقلب كفيه على ما أنفق فيها وهي خاوية على﴾ [الكَهف: 42]

Mahmud Muhammad Abduh
waa la koobay midhihiisii (la halaagay) oo ahaaday kii gaddin gaemihiisa wuxuu ku bixiyey iyadoo ku dhacday darbiyadeeda, isagoo leh shalleytee maanan la wadaajin Eebahay Cidna
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waa la koobay midhihiisii (la halaagay) oo ahaaday kii gaddin gacmihiisa wuxuu ku bixiyey iyadoo ku dhacday darbiyadeeda, isagoo leh shalleytee maanan la wadaajin Eebahay Cidna
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek