Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 5 - الكَهف - Page - Juz 15
﴿مَّا لَهُم بِهِۦ مِنۡ عِلۡمٖ وَلَا لِأٓبَآئِهِمۡۚ كَبُرَتۡ كَلِمَةٗ تَخۡرُجُ مِنۡ أَفۡوَٰهِهِمۡۚ إِن يَقُولُونَ إِلَّا كَذِبٗا ﴾
[الكَهف: 5]
﴿ما لهم به من علم ولا لآبائهم كبرت كلمة تخرج من أفواههم﴾ [الكَهف: 5]
Mahmud Muhammad Abduh Uma laha wax Cilmi ah iyaga iyo Aabayaalkood midna, waxaana waynaatay Kalimad ka soo Baxday Afafkooda, mana dhahayaan waxaan Been ahayn |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Uma laha wax Cilmi ah iyaga iyo Aabayaalkood midna, waxaana waynaatay Kalimad ka soo Baxday Afafkooda, mana dhahayaan waxaan Been ahayn |