Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 98 - الكَهف - Page - Juz 16
﴿قَالَ هَٰذَا رَحۡمَةٞ مِّن رَّبِّيۖ فَإِذَا جَآءَ وَعۡدُ رَبِّي جَعَلَهُۥ دَكَّآءَۖ وَكَانَ وَعۡدُ رَبِّي حَقّٗا ﴾
[الكَهف: 98]
﴿قال هذا رحمة من ربي فإذا جاء وعد ربي جعله دكاء وكان﴾ [الكَهف: 98]
Mahmud Muhammad Abduh wuxuuna yidhi kan waa naxariis Eebahay, Markuu yimaaddo yabooha Eebahayna wuxuu ka yeela burbur, yabooha Eebahayna waa zaq (sugan) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu wuxuuna yidhi kan waa naxariis Eebahay, Markuu yimaaddo yabooha Eebahayna wuxuu ka yeela burbur, yabooha Eebahayna waa zaq (sugan) |