×

(Waxaa lagu yidhi): “Sakariyow! Dhabtii Waxaannu kuugu bishaaaraynaynaa wiil magaciisu ahaan Yaxyaa. 19:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Maryam ⮕ (19:7) ayat 7 in Somali

19:7 Surah Maryam ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Maryam ayat 7 - مَريَم - Page - Juz 16

﴿يَٰزَكَرِيَّآ إِنَّا نُبَشِّرُكَ بِغُلَٰمٍ ٱسۡمُهُۥ يَحۡيَىٰ لَمۡ نَجۡعَل لَّهُۥ مِن قَبۡلُ سَمِيّٗا ﴾
[مَريَم: 7]

(Waxaa lagu yidhi): “Sakariyow! Dhabtii Waxaannu kuugu bishaaaraynaynaa wiil magaciisu ahaan Yaxyaa. ma aanu u yeelin cidna hortaa magacaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يازكريا إنا نبشرك بغلام اسمه يحيى لم نجعل له من قبل سميا, باللغة الصومالية

﴿يازكريا إنا نبشرك بغلام اسمه يحيى لم نجعل له من قبل سميا﴾ [مَريَم: 7]

Mahmud Muhammad Abduh
zakariyow annagu waxaanu kuugu bishaarayn wiil magaciisu Yahay yaxye oonaan u yeelin horay wax lamid ah (lamagac ah)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
zakariyow annagu waxaanu kuugu bishaarayn wiil magaciisu Yahay yaxye oonaan u yeelin horay wax lamid ah (lamagac ah)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek