×

Ee (Muxammadow) waxaan uun ugu yeelnay (Qur’aanka) wax u fudud carrabkaaga si 19:97 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Maryam ⮕ (19:97) ayat 97 in Somali

19:97 Surah Maryam ayat 97 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Maryam ayat 97 - مَريَم - Page - Juz 16

﴿فَإِنَّمَا يَسَّرۡنَٰهُ بِلِسَانِكَ لِتُبَشِّرَ بِهِ ٱلۡمُتَّقِينَ وَتُنذِرَ بِهِۦ قَوۡمٗا لُّدّٗا ﴾
[مَريَم: 97]

Ee (Muxammadow) waxaan uun ugu yeelnay (Qur’aanka) wax u fudud carrabkaaga si aad ugu bishaareyso kuwa iska jira (xumaha), oo aad ugu digto qolo muran badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فإنما يسرناه بلسانك لتبشر به المتقين وتنذر به قوما لدا, باللغة الصومالية

﴿فإنما يسرناه بلسانك لتبشر به المتقين وتنذر به قوما لدا﴾ [مَريَم: 97]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaan uun ugu fududaynay Quraanka Carrabkaaga inaad ugu Bishaarayso Quraanka kuwa dhawrsada uguna Digtid Qoom dood badan (oo xun)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaan uun ugu fududaynay Quraanka Carrabkaaga inaad ugu Bishaarayso Quraanka kuwa dhawrsada uguna Digtid Qoom dood badan (oo xun)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek