×

Kuwaasi se ahaa gar ma qaatayaasha waxay ku beddeleen (ereyadaa) weedh aan 2:59 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:59) ayat 59 in Somali

2:59 Surah Al-Baqarah ayat 59 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 59 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿فَبَدَّلَ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ قَوۡلًا غَيۡرَ ٱلَّذِي قِيلَ لَهُمۡ فَأَنزَلۡنَا عَلَى ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ رِجۡزٗا مِّنَ ٱلسَّمَآءِ بِمَا كَانُواْ يَفۡسُقُونَ ﴾
[البَقَرَة: 59]

Kuwaasi se ahaa gar ma qaatayaasha waxay ku beddeleen (ereyadaa) weedh aan ahayn taasi lagu yidhi, markaasaan waxaan ku soo dejinnay kuwii gefka geystey cadaab (daacuun) kaga yimid samada caasintoodii darteed

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فبدل الذين ظلموا قولا غير الذي قيل لهم فأنـزلنا على الذين ظلموا, باللغة الصومالية

﴿فبدل الذين ظلموا قولا غير الذي قيل لهم فأنـزلنا على الذين ظلموا﴾ [البَقَرَة: 59]

Mahmud Muhammad Abduh
markaasay ku badaleen kuwwi dulmi falay hadalkii loo yidhi mid aan ahayn, markaasaan kaga soodajinay kuwii dulmiga falay Cadaab samada faasiqnimadoodii ay falayeen darteed
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markaasay ku badaleen kuwwi dulmi falay hadalkii loo yidhi mid aan ahayn, markaasaan kaga soodajinay kuwii dulmiga falay Cadaab samada faasiqnimadoodii ay falayeen darteed
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek