×

Waxay yidhaahdeen: Noo bari Rabbigaa inuu noo caddeeyo waa maxay midabkeedu. Wuxuu 2:69 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:69) ayat 69 in Somali

2:69 Surah Al-Baqarah ayat 69 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 69 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿قَالُواْ ٱدۡعُ لَنَا رَبَّكَ يُبَيِّن لَّنَا مَا لَوۡنُهَاۚ قَالَ إِنَّهُۥ يَقُولُ إِنَّهَا بَقَرَةٞ صَفۡرَآءُ فَاقِعٞ لَّوۡنُهَا تَسُرُّ ٱلنَّٰظِرِينَ ﴾
[البَقَرَة: 69]

Waxay yidhaahdeen: Noo bari Rabbigaa inuu noo caddeeyo waa maxay midabkeedu. Wuxuu yidhi: Wuxuu leeyahay, Waa sac huruud ah oo midabkeedu huruud aad ah yahay, ay u bogayaan arkayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا ادع لنا ربك يبين لنا ما لونها قال إنه يقول إنها, باللغة الصومالية

﴿قالوا ادع لنا ربك يبين لنا ما لونها قال إنه يقول إنها﴾ [البَقَرَة: 69]

Mahmud Muhammad Abduh
waxay dhaheen noobari Eebahaa ha noo caddeeyo Midabkeeda, wuxuuna yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac Boora ah, booranimadeed darantahay, oo ka farxin (cajabin) kuwa eegi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek