×

Waxay yidhaahdeen: “Ugama aanu bixin Ballankii aan kula gallay ikhyaarka- yaga, laakiinse 20:87 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:87) ayat 87 in Somali

20:87 Surah Ta-Ha ayat 87 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 87 - طه - Page - Juz 16

﴿قَالُواْ مَآ أَخۡلَفۡنَا مَوۡعِدَكَ بِمَلۡكِنَا وَلَٰكِنَّا حُمِّلۡنَآ أَوۡزَارٗا مِّن زِينَةِ ٱلۡقَوۡمِ فَقَذَفۡنَٰهَا فَكَذَٰلِكَ أَلۡقَى ٱلسَّامِرِيُّ ﴾
[طه: 87]

Waxay yidhaahdeen: “Ugama aanu bixin Ballankii aan kula gallay ikhyaarka- yaga, laakiinse waxaa nala saaray culaysyo ka mid ah qalabkii reer (Fircoon) isku qur- xin jireen17 ah, markaas baan ku tuurnay (dabka), sidaas oo kale ayuu As-Saamiri u tuuray

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا ما أخلفنا موعدك بملكنا ولكنا حملنا أوزارا من زينة القوم فقذفناها, باللغة الصومالية

﴿قالوا ما أخلفنا موعدك بملكنا ولكنا حملنا أوزارا من زينة القوم فقذفناها﴾ [طه: 87]

Mahmud Muhammad Abduh
waxay dheheen maanaan u baajin ballankaaga awooddanada waxaase nala saaray culaysyo Alaab oo ah waxa qoomku isku qurxinjireen waana tuurray siduu u tuuray Saamiri
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxay dheheen maanaan u baajin ballankaaga awooddanada waxaase nala saaray culaysyo Alaab oo ah waxa qoomku isku qurxinjireen waana tuurray siduu u tuuray Saamiri
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek