×

Haaruun wuxuu yidhi: “Ina hooyow! Ha iga soo qaban garkeyga ama madaxeyga 20:94 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:94) ayat 94 in Somali

20:94 Surah Ta-Ha ayat 94 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 94 - طه - Page - Juz 16

﴿قَالَ يَبۡنَؤُمَّ لَا تَأۡخُذۡ بِلِحۡيَتِي وَلَا بِرَأۡسِيٓۖ إِنِّي خَشِيتُ أَن تَقُولَ فَرَّقۡتَ بَيۡنَ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ وَلَمۡ تَرۡقُبۡ قَوۡلِي ﴾
[طه: 94]

Haaruun wuxuu yidhi: “Ina hooyow! Ha iga soo qaban garkeyga ama madaxeyga midkoodna. Hubaal anigu waxaan ka baqay inaad tidhaahdo: “Waxaad kala qaybisay ilmihii Israa’iil dhexdooda, oo ma aadan dhowrin (ama sugin) qowlkeyga.”

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال يبنؤم لا تأخذ بلحيتي ولا برأسي إني خشيت أن تقول فرقت, باللغة الصومالية

﴿قال يبنؤم لا تأخذ بلحيتي ولا برأسي إني خشيت أن تقول فرقت﴾ [طه: 94]

Mahmud Muhammad Abduh
wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek