×

Maalinta marka aad arki doontaan, haweeney kastoo ilmo nuujinaysay waxay ka tegi 22:2 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:2) ayat 2 in Somali

22:2 Surah Al-hajj ayat 2 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 2 - الحج - Page - Juz 17

﴿يَوۡمَ تَرَوۡنَهَا تَذۡهَلُ كُلُّ مُرۡضِعَةٍ عَمَّآ أَرۡضَعَتۡ وَتَضَعُ كُلُّ ذَاتِ حَمۡلٍ حَمۡلَهَا وَتَرَى ٱلنَّاسَ سُكَٰرَىٰ وَمَا هُم بِسُكَٰرَىٰ وَلَٰكِنَّ عَذَابَ ٱللَّهِ شَدِيدٞ ﴾
[الحج: 2]

Maalinta marka aad arki doontaan, haweeney kastoo ilmo nuujinaysay waxay ka tegi doontaa isku daran darti ilmahay naaska nuujisay, oo haweeney walboo uur leh way dhicin doontaa waxa ay uur ku siddo, oo waxaad arki doontaa dadka oo sakhraansan, mana ahaan doonaan kuwo sakhraansan, laakiinse Cadaabka Ilaahay baa ahaan doonta mid aad u Daran

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يوم ترونها تذهل كل مرضعة عما أرضعت وتضع كل ذات حمل حملها, باللغة الصومالية

﴿يوم ترونها تذهل كل مرضعة عما أرضعت وتضع كل ذات حمل حملها﴾ [الحج: 2]

Mahmud Muhammad Abduh
Waana Maalintaad Arkaysaan Iyadooy Halmaami Mid wax Nuujisa Dhammaanteed waxay Nuujinaysay, ooy Dejin (Tuuri) mid Kastoo Uur leh Uurkeeda, waxaadna Arkaysaa Dadkoo Waalan, mana aha kuwo (dhab) u Waalan ee Cadaabka Eebaa Daran
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waana Maalintaad Arkaysaan Iyadooy Halmaami Mid wax Nuujisa Dhammaanteed waxay Nuujinaysay, ooy Dejin (Tuuri) mid Kastoo Uur leh Uurkeeda, waxaadna Arkaysaa Dadkoo Waalan, mana aha kuwo (dhab) u Waalan ee Cadaabka Eebaa Daran
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek