×

Hubaal, Allaah wuxuu ka yeeli doonaa kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala 22:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:23) ayat 23 in Somali

22:23 Surah Al-hajj ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 23 - الحج - Page - Juz 17

﴿إِنَّ ٱللَّهَ يُدۡخِلُ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ جَنَّٰتٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ يُحَلَّوۡنَ فِيهَا مِنۡ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٖ وَلُؤۡلُؤٗاۖ وَلِبَاسُهُمۡ فِيهَا حَرِيرٞ ﴾
[الحج: 23]

Hubaal, Allaah wuxuu ka yeeli doonaa kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala inay galaan beero ay hoostoodu wabiyo qul-qulaan, waxaa loo xidhi doonaa gudaheeda qurxin darteed shuuliyo dahab iyo luul ah, oo dharkooduna gudaheeda waa xariir

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الله يدخل الذين آمنوا وعملوا الصالحات جنات تجري من تحتها الأنهار, باللغة الصومالية

﴿إن الله يدخل الذين آمنوا وعملوا الصالحات جنات تجري من تحتها الأنهار﴾ [الحج: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebana wuxuu Galiya kuwa Rumeeyey (Xaqa) oo Fala Camal Fiican Jannooyin ay Dureeri Dhexdeeda Wabiyaal, waxaana, Loogu Xidhaa Dhexdeeda Jinjimo Dahab ah iyo Jawhar, Dharkooduna Dhexdeeda waa Xariir
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebana wuxuu Galiya kuwa Rumeeyey (Xaqa) oo Fala Camal Fiican Jannooyin ay Dureeri Dhexdeeda Wabiyaal, waxaana, Loogu Xidhaa Dhexdeeda Jinjimo Dahab ah iyo Jawhar, Dharkooduna Dhexdeeda waa Xariir
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek