×

Waxaa loo qoray in mid kastoo gacal ka dhigta (gaal) uu lumin 22:4 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:4) ayat 4 in Somali

22:4 Surah Al-hajj ayat 4 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 4 - الحج - Page - Juz 17

﴿كُتِبَ عَلَيۡهِ أَنَّهُۥ مَن تَوَلَّاهُ فَأَنَّهُۥ يُضِلُّهُۥ وَيَهۡدِيهِ إِلَىٰ عَذَابِ ٱلسَّعِيرِ ﴾
[الحج: 4]

Waxaa loo qoray in mid kastoo gacal ka dhigta (gaal) uu lumin doono, oo ku hagi doono cadaabka hurka badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: كتب عليه أنه من تولاه فأنه يضله ويهديه إلى عذاب السعير, باللغة الصومالية

﴿كتب عليه أنه من تولاه فأنه يضله ويهديه إلى عذاب السعير﴾ [الحج: 4]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxa loo Qoray (Shaydaan) Ruuxii Talada u Dhiibta (Raaca) inuu Baadiyeeyo kuna Toosiyo Cadaabka
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxa loo Qoray (Shaydaan) Ruuxii Talada u Dhiibta (Raaca) inuu Baadiyeeyo kuna Toosiyo Cadaabka
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek