×

Miyaanad arag inuu Allaah idiin sakhiray wax kastoo ku sugan dhulka, iyo 22:65 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:65) ayat 65 in Somali

22:65 Surah Al-hajj ayat 65 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 65 - الحج - Page - Juz 17

﴿أَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ سَخَّرَ لَكُم مَّا فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱلۡفُلۡكَ تَجۡرِي فِي ٱلۡبَحۡرِ بِأَمۡرِهِۦ وَيُمۡسِكُ ٱلسَّمَآءَ أَن تَقَعَ عَلَى ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا بِإِذۡنِهِۦٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ بِٱلنَّاسِ لَرَءُوفٞ رَّحِيمٞ ﴾
[الحج: 65]

Miyaanad arag inuu Allaah idiin sakhiray wax kastoo ku sugan dhulka, iyo doonyaha ku socda badda Amarkiisa? Oo Wuxuu ka hayaa cirka inuu ku soo dhaco dhulka Isagoo idmo ma’ahee’ hubaal, Allaah waa Mid dadka xaqiiq u Turid iyo Naxariis Badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم تر أن الله سخر لكم ما في الأرض والفلك تجري في, باللغة الصومالية

﴿ألم تر أن الله سخر لكم ما في الأرض والفلك تجري في﴾ [الحج: 65]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyeydaan ogayn in Eebe idiin Sakhiray waxa ku sugan Dhulka iyo Markabka Socda Badda Dhexdeeda Amarka Eebe, wuxuuna ka Hayaa Samada inay ku dhacdo Dhulka Idinka Eebe mooyee, Eebana Dadka waa u Naxariis badane
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyeydaan ogayn in Eebe idiin Sakhiray waxa ku sugan Dhulka iyo Markabka Socda Badda Dhexdeeda Amarka Eebe, wuxuuna ka Hayaa Samada inay ku dhacdo Dhulka Idinka Eebe mooyee, Eebana Dadka waa u Naxariis badane
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek