×

Dadow! Tusaale baa la soo qaadaye ee bal u dhegaysta (si wanaagsan): 22:73 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:73) ayat 73 in Somali

22:73 Surah Al-hajj ayat 73 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 73 - الحج - Page - Juz 17

﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ضُرِبَ مَثَلٞ فَٱسۡتَمِعُواْ لَهُۥٓۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَدۡعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَن يَخۡلُقُواْ ذُبَابٗا وَلَوِ ٱجۡتَمَعُواْ لَهُۥۖ وَإِن يَسۡلُبۡهُمُ ٱلذُّبَابُ شَيۡـٔٗا لَّا يَسۡتَنقِذُوهُ مِنۡهُۚ ضَعُفَ ٱلطَّالِبُ وَٱلۡمَطۡلُوبُ ﴾
[الحج: 73]

Dadow! Tusaale baa la soo qaadaye ee bal u dhegaysta (si wanaagsan): Hubaal! Kuwa aad baridaan Allaah sokadi ma abuuri karaan duqsi, haba u kulmaane dhammaantood arrinkaa, oo haddii uu duqsigu wax ka dafo, kama soo ceshan karaan. Liidasho badanaa kan wax dooni iyo kan la dooni

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ياأيها الناس ضرب مثل فاستمعوا له إن الذين تدعون من دون الله, باللغة الصومالية

﴿ياأيها الناس ضرب مثل فاستمعوا له إن الذين تدعون من دون الله﴾ [الحج: 73]

Mahmud Muhammad Abduh
Dadow waxaa layeelay Tusaale ee Dhagaysta, kuwaad Baryeysaan (Caabudaysaan) Eebe ka Sokow ma Abuuraan Daqsi haba u Kulmeene, Hadduu ka Qaato Daqsi waxna kama Ceshadaan waxaa Tabar yar kan wax Dooni iyo kan la Dooni
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Dadow waxaa layeelay Tusaale ee Dhagaysta, kuwaad Baryeysaan (Caabudaysaan) Eebe ka Sokow ma Abuuraan Daqsi haba u Kulmeene, Hadduu ka Qaato Daqsi waxna kama Ceshadaan waxaa Tabar yar kan wax Dooni iyo kan la Dooni
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek