×

Oo Waxaanu u soo dirnay dhexdood Rasuul4 (Nabi Huud) iyaga ka mid 23:32 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Mu’minun ⮕ (23:32) ayat 32 in Somali

23:32 Surah Al-Mu’minun ayat 32 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Mu’minun ayat 32 - المؤمنُون - Page - Juz 18

﴿فَأَرۡسَلۡنَا فِيهِمۡ رَسُولٗا مِّنۡهُمۡ أَنِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنۡ إِلَٰهٍ غَيۡرُهُۥٓۚ أَفَلَا تَتَّقُونَ ﴾
[المؤمنُون: 32]

Oo Waxaanu u soo dirnay dhexdood Rasuul4 (Nabi Huud) iyaga ka mid ah (oo amraya) Caabuda Allaah! Ma lihidin ilaah kale (Xaq ah) aan Isaga aheyn. Ee miyey- daan haddaba ka joogeyn (xumaha)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فأرسلنا فيهم رسولا منهم أن اعبدوا الله ما لكم من إله غيره, باللغة الصومالية

﴿فأرسلنا فيهم رسولا منهم أن اعبدوا الله ما لكم من إله غيره﴾ [المؤمنُون: 32]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah Eebe ka soo Hadhay ee Miyeydaan Dhawrsanayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah Eebe ka soo Hadhay ee Miyeydaan Dhawrsanayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek