×

Hubaal, (ma xagga) kuwa jecel inay anshax xumi9 ku faafto mu’miniinta dhexdooda, 24:19 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:19) ayat 19 in Somali

24:19 Surah An-Nur ayat 19 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 19 - النور - Page - Juz 18

﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ يُحِبُّونَ أَن تَشِيعَ ٱلۡفَٰحِشَةُ فِي ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِۚ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ ﴾
[النور: 19]

Hubaal, (ma xagga) kuwa jecel inay anshax xumi9 ku faafto mu’miniinta dhexdooda, waxay mudan doonaan cadaab aad u xanuun badan adduunkan iyo Aakhiradaba. Oo Allaah baa Og, oo idinku ma ogidin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الذين يحبون أن تشيع الفاحشة في الذين آمنوا لهم عذاب أليم, باللغة الصومالية

﴿إن الذين يحبون أن تشيع الفاحشة في الذين آمنوا لهم عذاب أليم﴾ [النور: 19]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa Jecel inay ku Faafto Xumaantu Kuwa Rumeeyey (Xaqa) waxaa u Sugnaaday Cadaab daran Adduuniyo Aakhiraba, Eebena waa Ogyahay idinkuna ma Ogidin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa Jecel inay ku Faafto Xumaantu Kuwa Rumeeyey (Xaqa) waxaa u Sugnaaday Cadaab daran Adduuniyo Aakhiraba, Eebena waa Ogyahay idinkuna ma Ogidin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek