×

Oo kuwaa ku eedeeya dumar dhawrsoon (zino), markaas aan keenin afar markhaati 24:4 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:4) ayat 4 in Somali

24:4 Surah An-Nur ayat 4 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 4 - النور - Page - Juz 18

﴿وَٱلَّذِينَ يَرۡمُونَ ٱلۡمُحۡصَنَٰتِ ثُمَّ لَمۡ يَأۡتُواْ بِأَرۡبَعَةِ شُهَدَآءَ فَٱجۡلِدُوهُمۡ ثَمَٰنِينَ جَلۡدَةٗ وَلَا تَقۡبَلُواْ لَهُمۡ شَهَٰدَةً أَبَدٗاۚ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ ﴾
[النور: 4]

Oo kuwaa ku eedeeya dumar dhawrsoon (zino), markaas aan keenin afar markhaati ah, karbaasha siddeetan jeedal, oo ha ka yeelina wax marag fur ah abadkood, oo kuwan weeye kuwa ah caasiyaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والذين يرمون المحصنات ثم لم يأتوا بأربعة شهداء فاجلدوهم ثمانين جلدة ولا, باللغة الصومالية

﴿والذين يرمون المحصنات ثم لم يأتوا بأربعة شهداء فاجلدوهم ثمانين جلدة ولا﴾ [النور: 4]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa (Zino) ku Gana (Sheega) Haweenka Dhawrsoon oon Afar Marag ah keenin Garaaca Siddeetan Garaacood, hana ka Aqbalina Marag Waligood, kuwaasina waa uun Faasiqiin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa (Zino) ku Gana (Sheega) Haweenka Dhawrsoon oon Afar Marag ah keenin Garaaca Siddeetan Garaacood, hana ka Aqbalina Marag Waligood, kuwaasina waa uun Faasiqiin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek