×

Zaanigu ma uu la galmo galo waxaan aheyn Zaaniyad ama Mushrikad, oo 24:3 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:3) ayat 3 in Somali

24:3 Surah An-Nur ayat 3 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 3 - النور - Page - Juz 18

﴿ٱلزَّانِي لَا يَنكِحُ إِلَّا زَانِيَةً أَوۡ مُشۡرِكَةٗ وَٱلزَّانِيَةُ لَا يَنكِحُهَآ إِلَّا زَانٍ أَوۡ مُشۡرِكٞۚ وَحُرِّمَ ذَٰلِكَ عَلَى ٱلۡمُؤۡمِنِينَ ﴾
[النور: 3]

Zaanigu ma uu la galmo galo waxaan aheyn Zaaniyad ama Mushrikad, oo (ma xagga) Zaaniyaddu ma ay la galmo galaan waxaan aan aheyn zaani ama Mushrik4, oo waa ka xaaraan mu’miniinta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: الزاني لا ينكح إلا زانية أو مشركة والزانية لا ينكحها إلا زان, باللغة الصومالية

﴿الزاني لا ينكح إلا زانية أو مشركة والزانية لا ينكحها إلا زان﴾ [النور: 3]

Mahmud Muhammad Abduh
Zaani ma Guursado waxaan Zaaniyad ahayn, ama Gaal, Zaaniyadna ma Guursato waxaan Zaani ahayn ama Gaal, waana laga Reebay Arrintaas Mu'miniinta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Zaani ma Guursado waxaan Zaaniyad ahayn, ama Gaal, Zaaniyadna ma Guursato waxaan Zaani ahayn ama Gaal, waana laga Reebay Arrintaas Mu'miniinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek