×

Miyaanad arag in Allaah ay xurmo weyneeyaan oo hufaan waxa ku sugan 24:41 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:41) ayat 41 in Somali

24:41 Surah An-Nur ayat 41 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 41 - النور - Page - Juz 18

﴿أَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ يُسَبِّحُ لَهُۥ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَٱلطَّيۡرُ صَٰٓفَّٰتٖۖ كُلّٞ قَدۡ عَلِمَ صَلَاتَهُۥ وَتَسۡبِيحَهُۥۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِمَا يَفۡعَلُونَ ﴾
[النور: 41]

Miyaanad arag in Allaah ay xurmo weyneeyaan oo hufaan waxa ku sugan samooyinka iyo arlada iyo shimbiraha fidiya garbahooda (marka ay duullimaadka yihiin)? Wuu Og yahay salaadda mid walba iyo tasbiixdiisa, oo Allaah waa Og yahay waxa ay falaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم تر أن الله يسبح له من في السموات والأرض والطير صافات, باللغة الصومالية

﴿ألم تر أن الله يسبح له من في السموات والأرض والطير صافات﴾ [النور: 41]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyaadan Ogayn in Eebe u Tasbiixsado waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka iyo Shimbiraha oo (Fidsan) Safan mid kasta wuu Ogyahay Salaaddiisa iyo Tasbiixdiisa, Eebana waa Ogyahay waxay Fali
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyaadan Ogayn in Eebe u Tasbiixsado waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka iyo Shimbiraha oo (Fidsan) Safan mid kasta wuu Ogyahay Salaaddiisa iyo Tasbiixdiisa, Eebana waa Ogyahay waxay Fali
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek