×

oo (ma xagga) kuwa ku eedeeya xaasaskooda (zino) oo aan haysan markhaati 24:6 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:6) ayat 6 in Somali

24:6 Surah An-Nur ayat 6 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 6 - النور - Page - Juz 18

﴿وَٱلَّذِينَ يَرۡمُونَ أَزۡوَٰجَهُمۡ وَلَمۡ يَكُن لَّهُمۡ شُهَدَآءُ إِلَّآ أَنفُسُهُمۡ فَشَهَٰدَةُ أَحَدِهِمۡ أَرۡبَعُ شَهَٰدَٰتِۭ بِٱللَّهِ إِنَّهُۥ لَمِنَ ٱلصَّٰدِقِينَ ﴾
[النور: 6]

oo (ma xagga) kuwa ku eedeeya xaasaskooda (zino) oo aan haysan markhaati aan aheyn nafahooda, marag furka midkood walba oo ka mid ah (waa in la dhaariyo) afar jeer, isagoo markhaati gashanaya Allaah inuu hubaal isaga ka mid yahay xaqiiq runlowyada

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والذين يرمون أزواجهم ولم يكن لهم شهداء إلا أنفسهم فشهادة أحدهم أربع, باللغة الصومالية

﴿والذين يرمون أزواجهم ولم يكن لهم شهداء إلا أنفسهم فشهادة أحدهم أربع﴾ [النور: 6]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa Qadfa (Zino ku Sheega) Haweenkooda oon Marag aan Naftooda ahayn Lahayn midkood Maraggiisu waa inuu ku Marag Kaco Dhaarta Afar Dhaarood Eebe inuu Run Sheegi
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa Qadfa (Zino ku Sheega) Haweenkooda oon Marag aan Naftooda ahayn Lahayn midkood Maraggiisu waa inuu ku Marag Kaco Dhaarta Afar Dhaarood Eebe inuu Run Sheegi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek